• Tafsiirka Sh-Umal 1
  • Tafsiirka Sh-Umal 2

Tafsiirka Sh-Umal

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah Ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib Shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo Galino kadib MarkII uu Guul noqdey app-Kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu WADA ANFACO dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan Kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, Horey u Wadid, gadaal u Wadid iwm
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu Horey ka sii soconayo meeshiisi
- Inuusan kaa cuneenin Internet badan tafsiirka waayo casharada xajmigooda ama größen kooda waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad un dhageysan kartaa maalinkii halmar oo Kugu filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris Ahaan la soo dagi kartid si AAD ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka KAAMA istaagayo hadaad ka baxdo OOD furatid appka Quraankii oo Akhris ah Ama kitaabkii OOD heysato

- Inaad App-kan Tafsiirka Quraanka AAD la wadaagi kartid ama la anteils gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga iyo cid walbo OOD dooneyso inaad la wadaagto kheyrka.

Diese App enthält die Audio-Übersetzungen des Heiligen Koran, übersetzt von Sheikh Mohamed Abdi Umal, möge Allah Ajir und Hasanat zum Sheikh geben. Nach einem Zeitraum von Zeit und harte Arbeit nach der erfolgreichen Implementierung von Tafsiirka Omar Faaruuq App haben wir endlich diese App von Tafsiirka Quraanka von Sheikh Umal freigegeben, wir hoffen, Sie von ihm InshaAllah profitieren.

Diese App ermöglicht es Ihnen, zu:

Hören Sie die Audio-Lektionen in einem arrangierten Format, Pause, Stopp, wiederholen, Shuffle, Vor- und Zurückspulen die Lehren -
- Der Unterricht wird unterbrochen, wenn Sie Anrufe empfangen, nachdem der Anruf beendet, wird die Lektion fortgesetzt, an der Sie nach links und Ihre Lektion fortzusetzen.
- Die Audio-Lektionen sind in der Größe sehr leicht, daher keine großen Internet-Daten auf Ihrer Seite raubend, da Sie nur jeden Tag nehmen eine Lektion, die eine Stunde oder so dauert.

- Sie können auch den gesamten Koran herunterladen Format in das Lesen, um es einfacher zu machen, während die Audio-Lektionen zu hören, wenn Sie keinen Zugriff auf die Mushaf Kitab haben, Sie müssen nicht in der Audio-Lektion Abschnitt bleiben, während hören, können Sie hören während auf der Lesung Koran App, wird nicht aufhören, die Audio-Lektionen, wenn man sie verlassen, während sie abgespielt wird.

- Sie können die Tafsiirka Quraanka App mit Familien und Freunden teilen und mit niemandem teilen, den Sie profitieren denken Tafsiirka Quraanka von Sheikh Umal.

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somali, Tafsiirka, sheekh und Sheikh Umal

Kategorie : Bücher & Nachschlagewerke

Verwandte Suchvorgänge